berberatoday.com
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo ka Warbixiyay Xaaladihii Udanbeeyay Ee Magaalada Laascanood Iyo Weerarkii Saaka Lagu Soo Qaaday Ciidamada Qaranka!
February 22, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland cabdiqani maxamuud caateeye oo kamid ahaa gudidii wasiirada xukuumada Somaliland ee mudo ku suganaa magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee xaalada ka taagan magaalada laascanood iyo qorshayaasha ku lamaanaa dilalkii mudada soo socday ee loo gaystay haldoorka gobolka sool oo keenay in maanta dagaal ay Somaliland kula jiraan kooxo isa soo bahaystay oo duulaan ku ah qarannimada Somaliland iyo nabad ku noolaadaan shacabka reer sool

Dhanka kale wasiir cabdiqani ayaa ka warbixiyay dagaal maanta ka dhacay magaalada laascanood oo lagu soo weeraray fadhiisimada ciidanka Somaliland kuwaasi oo ay iska difaaceen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews