berberatoday.com
Xukumada Somaliland oo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Ku Eedaysay Inuu Qayb Kayahay Dadka Hurinaaya Dagaalka Laascaanood.
February 22, 2023 - Written by admin
Xukumada Somaliland ayaa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ku eedaysay inuu qayb ka yahay dadka hurinaaya Dagaalka Laascaanood.
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Cateeye Fariid ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay Faysal Cali Waraabe
“Qalalaasaha ka taagan magaalada Lascanod ayaa waxaa ka dambeeya kooxo kala duwan oo leh aragtiyo iska soo horjeeda. Waxa wax laga xumaado ah in Faysal Cali Waraabe uu door biday in aanu ka qayb galin shirkii maanta ee komishanka doorashooyinka ay Xisbiyada mucaaridku Codsadeen Taas beddelkeeda waxa uu ka door biday in uu colaadda Laascaanood ka taagan uu sii huriyo oo uu basiin ku shubo”.
May be an image of 4 people and text that says 'Abdiqani Mahamoud Ateye @Ab. The unrest in Lascanod is being Cá various groups with opposing view is regrettable that Faisal Al Warab not to participate in today's meeti the election commission. Instead, to worsen the current conflict in Li by adding fuel.'
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews