berberatoday.com
Xukumada Somaliland oo Sheegtay In Madaxda Dhaqanka Iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Nabadaynta Laascaanod Salka Udhigi Doonaan
February 22, 2023 - Written by admin
” Waxaanu Ku Rajo Weynahay Inuu Ku Biiri Doono Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Madax-dhaqameedka Somaliland Ee Sool Si Ay Uga Hawl-galaan Xalinta Colaadda.”
Wasiirka Gaashaan Dhiga JSL Ayaa Qoraalkan Bartiisa Twitterka Soo Dhigay.
” Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, C/risaaq Khaliif, Ayaa Magaalada Laascaanood Ku Sugnaa Muddo Dhowr Toddobaad Ah Oo Uu Dadaal Ugu Jiray Sidii Uu Wax Uga Qaban Lahaa, Loona Soo Afjari Lahaa Qalalaasahaas. Waxaanu Ku Rajo Weynahay In Uu Ku Biiri Doono Madax-dhaqameedka Somaliland Ee Sool Si Ay Uga Hawl-galaan Xalinta Colaadda. “
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews