berberatoday.com
Ciidanka Qaranka Somaliland oo Jidgooyo Ugalay islamarkaana Gacanta Kudhigay Gaadhi Hub Iyo Saanad Ciidan Usiday Malayshiyaadka Laascaanod Ka Dagalaamaya
February 23, 2023 - Written by admin
Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa jid-gooyo u galay isla markaana gacanta ku dhigay hub iyo rasaas loo waday maleeshiyaadka ka dagaalamaya.
Gaadhiga siday hubka iyo rasaasta oo ahaa Nooca Qabaalka loo yaqaanno, ayaa doonayay inuu jihada Koonfureed ka soo galo magaalada Laascaanood.
Sirdoonka ciidanka Qaranka oo ka war-helay gaadhiga oo xuduudka ka soo galay dhinaca gaar ahaan Qalooca 7 ee xuduudka Soomaaliya, ayaa jidgooyo u galay gaadhiga oo marayey meel 40km dhinaca Koonfureed kaga beegan Laascaanood.
Xigasho Dareenka Shacabka 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews