berberatoday.com
Dawlada Federaalka Itoobiya Oo Qabatey Mar Kale Gaadhi Hub Iyo Saanad Ciidan Usida Kooxaha Nabadiidka Ah ee Laascaanod Ka Dagaalamaya:
February 23, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Dawlada Fadaraalka ee Ethopia ayaa Gacanta ku dhigtey gaadhi nooca loo yaqaab Waaraadka ah kaasi oo siday hub kale duwan .
Hubkan ayaa loowadey jabhada Iyo Argagaxisda ka Dagaalamaysa magaalada Laascaanood oo wakhtigan xaadirka ah ku hawlan sidii ay usii wadilahaayeen dagaalka ay kusoo qaadeen nabadii ka hanaqaadey magaalada Laascaanood.
Waa Markii labaad ee laqabto hub loosii wado Argagaxisada ka dagaalamaysa laascood. Maalintii shalay ayaa iyana ciidanka Federaalka ee Ethopia ay Gacanta ku dhigeen laba gaadhi oo Argagaxisada kadagaalamaysa laascaanood usiday hub iyo rasaas kala duwan .
Gaadhigan waaraadka ah ee laqabtey ayaa ah kii sadexaad ee lagu qabto gudaha dalka Ethopia Gaar ahaan Dhanka Buuhoodle ee Gudaha Dalka Ethopia hasayeeshee waxa ka horeeyey 4 gaadhi oo kale oo lagu qabtey xuduudka ama gudaha Somaliland kuwaasi oo ay qabteen Ciidanka jamhuuriyada Somaliland waxaana laga qabtey Aagag kala duwan.
Tuhunkii iyo hurinta colaada laascaanood ee hore loogu eedeeyey kilalka ayaa dawlada dhexe ee Ethopia ay xaqiiqsatey maadaama ay haatan heleen cadaymo kale .
Guud ahaan xuduudka udhexeeya Ethopia iyo Somaliland ayaa ah mid haatan sidiisii hore loo adkeeyey maadaama Lasoo daabulaayo hubka la rabo in colaada laascaanood lasii dheereeyo.
May be an image of 1 person and outdoors
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews