berberatoday.com
“Hadafkaygu Waa Inaanu Noqono Gobol Hoos Taga Dawladda Federaalka Ah ee Somaliya, Xasan Sheekh-na Guddoomiyahayga Noosoo Magacaabo”Garaad Mukhtaar Garaad Cali
February 23, 2023 - Written by admin
“Hadafkaygu waa in aanu noqono Gobol hoos taga Dawladda Federaalka ah ee Somalia, Xasan Sheekh-na Guddoomiyahayga noo soo magacaabo” Garaad Mukhtaar Garaad Cali
Haddii xabad-joojin timaado oo ciidanka la kala qaado, waa maxay hadafka ay leeyihiin Garaadada SSC, waxa ka jawaabaya su’aashan Garaad Mukhtaar Gaarad Cali Buraale, waxaanu yidhi “Hadafkaygu wuu cad yahay, kaasina waxa weeye hadda in Gobolka Sool noqdo, gobol hoos yimaada Dawladda Federaalka ee Somalia, oo uu madaxweyne noo noqdo Mudane Xasan Sheekh oo uu isagu noo soo magacaabo Guddoomiyahayga, hal gobol weeye Distuurkuna wuu ogol yahay qodobkiisa 48-naad. Waxa dawladda Somalia aanu uga fadhinaana waa codsigaasi tix gelintiisa. Waxaan u doonaynaa in Sool noqdo gobol iskii u madax bannaan oo Dawladda Federaalka ah hoos taga sida Banaadir oo kale.”
Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo u warramayey Telefishanka SMS TV

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews