berberatoday.com
Komishanka Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaran Iyo Arimaha Ay Kala Hadleen
February 23, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa saaka  kulan iskugu yeedhay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID.

Kominshanka ayaa Saddexda xisbi qaran ku war geliyey in  bilowga bishan Ramadaan oo ku began 22 bisha March ay dalka  bilaabi doonan qeybinta kaadhadhkii cod bixiyayaasha ee dhawaan diwaangalintoodu dalka ka dhacdey.

Kominshanka ayaa hore u sheegay inay doorashadii madaxtooyada ku qaban karaan muddo 9 bilood ah oo ka bilaabmaysay  bishii October ee sanadkii hore.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews