Warbaahinta Qaranka Somaliland Oo Warbixin Ka Diyaarisay Xaalada Abni Ee Magaalada Laascanood!
February 23, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Televisionka qaranka somaliand ayaa warbixin ka diyaariyay xaalada abni ee magaalada laascaanood oo maanta daganayd islamarkaana goobaha ay kaga sugan yihiin ciidamada qaranka Somaliland badi gacanta ku haya abniga magaalada