berberatoday.com
Berbera oo Maanta uu Ka Qabsoomayo Orod Half Marathon Ah oo Orodyahano Caalamiyi Ka Qeyb Galayaan
February 24, 2023 - Written by admin
Maantoo Jimce ah Waxaa Magaalada Berbera Ka Qabsoomi Doona Tartan oo Caalamiya International Half Marathon , oo Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Soo Qaban Qaabisay Oradada Ayaa Uqeybsami Doona Laba 21-km Iyo 10-Km.
Tartanka oo Galabta Bacda Casar Kasoo Bilaami Doona Kaantaroolka Wada Galbeed ee Hargeysa Ayaa Waxa Ka Qeyb Galaya Orodyahano Ka Kala Yimi Wadamada Kenya,Tanzania,Jabuuti,Itoobiya Iyo Bahrain Waxa Iyaguna Qeybta ugu Muhiimsan Ka Qaadan Doona Orodyahanada Somaliland oo Tartanka Lagu Dhiirigalinayo.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews