berberatoday.com
Taliye Sare Mahad Cambaashe oo Fariin Culus oo Hanjabaada Udiray Garaadada Iyo Kooxaha Abaabulan ee Nabad Galiyo Darada Laascaanod Qeybta Ka Ah
February 24, 2023 - Written by admin
“Waxan Jaamac Siyaad iyo Dhulbahanteba ogaysiinayaa intii aan ka warqabin in argagixiasada Laascaanood ku soo duushey ee magaca Dhulbahante ku dhuumanayaa ay maleegayaan weerar la igu soo qaado. Reer Sool ama dhulbahante waxan u sheegayaa in argagixiso magaca dhulbahante idin ku khaladay oo aydaan fahamsanayni idin ku soo duushay haddii aydaan garab naga siin in aanu dabar jarno aad ka qoomamayn doontaan. Marka laga yimaado argagixisada waxa jira Garaado xanbaarsan siyaasad Budlaan gobolka gacanta loogu gelin doono iyaga oo ka xun in Jaamac Siyaad Somaliland wax la yeesho oo Laascaanod horumarto ku waasi waa kuwo indinka idin ku soo duuley ee dan dhulbahante ma wadaan ee sidaa u fahma oo yaan nin danlihi idin ku guurin. Ugu danbayn waxan u sheegayaa shacabka dhulbahante ee la khalday in aanay Somalilnad ciidankeedu idinka idin ku socon annaguna aanu gamcaha idin kahayno ee shacabow argagixisadan gabaadka idin ka dhigatay is kaga hadha si aanu awooda ciidamada Qaranka u fasaxno.
Taliyaha Qaybta 7-aad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland
Gerneral Mahad Canbaashe
-Allaamahad leh-

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews