berberatoday.com
Sareeye Guuto Mahad Cambaashe “Waxaanu Qabanay Maxaabiis iyo Gaadiid Dagaal”Sareeye Guuto Mahad Cambaashe
February 25, 2023 - Written by admin
Subaxnimadii saaka abbaaro 10:30 Pm waxa weerar fulaynimo ah ku soo qaaday ciidamada qaranka Somaliland qaybta 7aad ee galbeedka magaalada Laascaanood kooxaha huwanta ah ee argagixisada,maleeshiyaadka nabadiidka ah iyo maamulka Puntland. Ciidamada Qaranku iyagoo u diyaar ah dhagaraha cadowgu u maleegayo waxay iska difaaceen weerakaa waxa aynu ku dhufteen dhirbaaxo kulul oo cadowga saransarqaysiisay. CQJSL waxa ay cadowga la ciyaareen kaarto waxayna sameeyeen dib u gurasho xeel dagaal iyaga oo cadowgu soo galay xeryihii ciidanku u baneeyey intaa kadib waxay cadowgu isku sawireen gaadiid iskaraab ah oo xerada yaalay waxa kale oo ay sameeyeen inay xidhaan dirays u eeg ka CQ oo kale iyaga oo intay xidheen video-yo iska duubay iyaga oo ka dhigaya maxaabiis ciidamada qaranka ay ka qabteen. Intaa kadib CQJSl waxa uu qaaday weerarka isaga oo cadowga ka qabtay 39 maxbuus 5 gaadhi oo tikniko ah iyo guud ahaan magaalada Laascaanood marka laga reebo dacalka saylada oo ay ku sii hadheen bal imminka ha soo duubaan dhulkay lahaayeen waa qabsanay iyo magaalada dhexdeeda. Marka kale ayaan fursad siinayaa shacabka la khalday ee argagixisada iyo dadka danaha lehi xaabada ka dhigteen waxad haysataan fursad aad CQJSL isugu soo dhiibtaan ee ha khasaarina. Waxan u sheegayaa shacabka reer Sool iyo SL ba inaanu dhakhso uga sifaynayno magaalada kooxaha huwanta ah ee ku bu shaaraysta.
Taliyaha Q7aad ee CQJSL Sareeye Guuto Mahad Canbaashe.
-Wa bilaahi towfiiq-
May be an image of 1 person, military uniform and outdoors

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews