berberatoday.com
Sirta Weerarka Ka Dhanka Ah Taliye Mahad Cambaashe.Waxa Qoray Cabdi Yaasiin Yool
February 25, 2023 - Written by admin
Last update:- Sirta weerarka ka dhanka ah Taliye Mahad Cambaashe.
Gaashanle sare Mahad Cambaashe Cilmi.ciidanka Mallatariga Somaliland wuxuu ku soo biiray sanadkii 2004 xilligaa oo uqaabilsanaa sahanka waana Intii Somaliland gacanta ku dhigin Magaalada Laascaanood.xilligan waa Taliye guute ubadan Beeshiisa Jaamac Siyaad wuxuu haystaa tikniko gaadhaysa 45 illaa 50 ah oo ay ku jiraan laba kaare celcelis ahaan bishii wuxuu qaata lacag mushahara oo gaadhaysa 60 lixdan Kun oo dollar ilaa 70 Kun oo dollar.wax Caruura wuxuu dhallay gabadh Qudha halka ay jirto xog.kale in Xaas udagantahay Hargaysa oo uleh.ilmo qudha.
Hadaba maxaa keenay in Garaadada jooga Laascaanood.go ‘aamiyaan in weerar lagu Qaado Taliyaha Awooda badan ee Mahad Cambaashe oo qabiil.ahaan kasoo Jeeda Jaamac Siyaad. Reer Warsame .Beesha Jaamac Siyaad tan iyo markii Xukuumadii Madaxweyne Rayaale.ilaa xilligan waa Awood dhaba oo jirta Gobolka Sool.waxaa jirta loolan uga imanaya Beesha Bahararsame oo iyadu ah Awooda dhaqaalle ee Laascaanood iyadoo gacanta ku haysa Shirkadaha Isgaadhsiinta . Xawaaladaha iyo Waxbarashada sida Jaamacadaha iyo Iskuulada .iyo Macaahidada diiniga .waana beel.aad wax .ubarata oo leh Tayo.
Garaad Jaamac Garaad Cali. oo kasoo Jeeda Beesha Bahararsame.wuxuu isticimaalayaa Siyaasada la yidhaahdo Machiavellianism Politics.wuxuu Beesha Jaamac Siyaad u arkaa inay halis ku tahay Saldanadiisa khasabna tahay in Awoodooda laga takhaluso.isagoo adeegsanaya.awooda Dhulbahantaha kale iyo in xoog hubka lagaga dhigo . Mahad Cambaashe.oo ah ninka ugu Awooda badan Jaamac Siyaad xilligan Xukuumada Somaliland si ay udifaacdo Kornayl Cambaashe .waxay ciidankiisa ku xoojisay Saddex Guuto oo ah Mallatariga Somaliland ee fadhiya Laascaanood.waxay doonaysaa inay Kornayl Mahad Cambaashe.oo ay u aragto nin laysku halayn karo Maalmaha Adag naf iyo maal uhurto.
Xukuumada Somaliland waxay Iyadu u aragtaa Awood cusub oo kasoo baxda Sool .oo aan ahayn Jaamac Siyaad inay ku tahay khatar Strategy iyo khatar amni.waana sababta wali Rajo uga qabto inay wadahadal la gasho Jamaac Siyaad. oo ahayd Ansaarta ku Soo dhawaysay Laascaanood sanadkii 2007.
Beesha Dhulbahante waxaa ugu hub iyo saanad.badan Jaamac Siyaad iyo Aadan Axmed ama Reer Hagar.
Beesha Reer Hagar ilaa hada dagaalka Laascaanood siweyn uma gelin.waxay udirtay tiro yar oo dagaalyahano ah iyo laba gaadhi oo ah .nooca loo yaqaano BM halka Beelaha Cali Geri iyo Beesha Guuleed Garaad .(Barkad) . dagaalka Laascaanood ragg iyo Ciidan ba udireen .Reer Hagar oo loolan kala dhaxeeyo Barkad iyo Cali Geri.waxay doonaysaa in labadan Awoodood ee tartanka kula jira in Awoodooda lagu wiiqo dagaalka Laascaanood . dagaalkii Kalshaale ee 2010 iyo 2011 Beesha Barkad .kama qayb gelin iyadoo doonaysay in dagaalka lagu jabiyo.awooda Beesha Axmed Garaad . Qabiilka Reer Hagar waxay ka baqaayaan oo kale haday toos ugallaan Colaada Laascaanood in.hadii Awoodeeda la wiiqo in Mustaqbalka Somaliland.si fudud ku qabsan karto Magaalada Buuhoodle oo ah meel .Beeshani ku xoog badan tahay (Strong Hold).
May be an image of 1 person, military uniform and outdoors

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews