Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Saamigii Dekeda Berbera Laga Siiyay Dawlada Itoobiya La Horgayn Doono Baarlamaanka
February 28, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa sheegay in saamigii dekeda berbera laga siiyay dawlada itoobiya ee ahaa 19% go,aan ka gaadhidiisa la hor gayn doono golaha wakiilada Somaliland