berberatoday.com
“Anigu Waxan Ayidsanay Go,aan Garaadada Iyo 33-ka Gudida Ah Ee Dhulbahante Waxay Soo Saaraan Hadii Lakala Go,ayo Iyo Hadii La Heshiinayaba”Cabdirisaaq Khaliif Axmed
March 1, 2023 - Written by admin
“Waxa aan qabaa In wada hadal la galo, markaas ka dibna uu go’aanku noqdo wixii Labada qolo ku heshiiyaan, oo aanay qoloba kuwa kale ku jujuubin waxay doonayso” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa ka hadlay sida uu u arko xalka Magaalada Laascaanood iyo cidda ka wada hadli karta dhibaatada halkaas ka dhacday.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo la weydiiyey inuu Garaadada reer Sool la qabto go’aamadii ay soo saareen ee ahaa in ay Sool hoos tagto Somalia, waxa uu ku jawaabay “Arrintu marba heer ayey joogtaa, waxaan ku hadlayaa aniga oo ah Afhayeenkii Baarlamaanka Somaliland in aan dhibkii dhacay, dhib kale lagu darin, oo ciidankii dhibka geystay ka baxaan deegaanka, ka dibna wada hadal la galo, markaas ka dibna uu go’aanku noqdo wixii Labada qolo ku heshiiyaan, oo aanay noqon karin qoloba waxay doonayso in aanay ku jujuubi karin aragtidooda. Anigu waxaan ahay Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland, laakiin dilkan dhacay ee saameynta igu leh, waxaan kaga jawaabayaa Sida ugu haboon ee aan u arko. Waxa aan aamisanahay In ay arrintan ka wada hadleen Garaadada reer Sool 33 Guddida ah ee dadka Deegaanka samaysteen iyo Dawladda Somaliland”
Waxa uu hadalkan Guddoomiyaha Wakiilladu ka sheegay maruu u warramayey Weriye Cabdirisaaq Catoosh
May be an image of 1 person
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews