Hawlgalo Ay Sameeyeen Ciidanka Booliska Caasimada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Ay Kusoo Qab Qabteen!
March 1, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka boolliska Somaliland ee saldhiga daloodho ee caasimada hargaysa ayaa hawlgalo abni oo ay sameeyeen kusoo qab qabtay mukhaadaraad tiro badan iyo dadkii ka ganacsanayay.