berberatoday.com
“Kuwa Shacabka Ku Kala Qaybinaya, Doorasho Iyo Kursi Iyagana Waxaan leeyahay, Waad Gaadhi Doontaane, Aynu Umidowno Difaaca Qaranka”Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir.
March 1, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi bashiir Cabdi Xariir oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland islamarkaana xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay dagaalka ka socday magaalada laascanood iyo duulaanka lagu soo qaaday somaliland

Sidoo kale siyaasi bashiir ayaa fashiliyay ujeedada dagaalka laascanood ka danbaysa iyo ciidamada uga soo gurmanaya punthland,somaliya iyo dawlad deegaanka somalida kuwaasi oo dhamaan isku bahaystay duulaano lagu doonayo in  somaliland lagu burburiyo

Dhanka kale siyaasi bashiir ayaa shacabka somaliand ugu baaqay in loo midoobo difaaca qaranka Somaliland isagoo si gaara ula hadlay siyaasiyiinta mucaaridka ee bulshada ku kala qaybinaya difaaca qaranka sheegayna in aan xiligan suurto gal ahayn ka hadalka doorasho iyo kursi raadis balse ay muhiim tahay in difaaca Somaliland iyo nabad galyadeeda loo midoobo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews