berberatoday.com
Garaado Kamida Kuwa Fidmada Kawada Laascaanod oo Xogtooda La Helay Iyagoo Hub Ka Iibsanaya Gaalkacayo Waxa Qoray Mohamoud Fantastic
March 2, 2023 - Written by admin
Waxa Qoray Mohamoud Fantastic
Xogta iibka Hubka iyo dagaalka bari
Kulan qarsoodi ah oo maanta ka dhacay magaalada gaalkacayo ayaa dhex maray xubno garaado ah oo loo xilsaaray inay hub culus ka soo iibiyaan gaalkacayo ayaa la kulmay wasiirka Amniga galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe waxaaney ka dalbadeen in hub gaalkacayo yaala oo hubka culus ah laga iibiyo, ilo xogogaala oo dhaq-dhaqaaqooda diirrada ku haya ayaa tibaaxay in laysku fahmi waayey heshiiska balse wali uu wali socdo qorshaha iibka hubka culus oo aaney haysan kooxaha huwanta ahi.
Dhinaca kale kulamo ka dhacay gudaha laascaanood iyo goobaha saldhiga u ah kooxaha huwanta ah ayaa xogu tibaaxeen in saaka ilaa caawa ay shirar u socdeen horjoogayaasha dagaalka ku jiray iyo labadii taliye ee dhawaan u yimi, Taliye Xijaar iyo Taliye Cabdixamiid waxaana la sheegay in labada taliye ee cusubi diideen qorshihii hore ee kooxaha huwanta ahi u dagaalamayeen oo ay ku sheegeen inaaney ahayn mid guul u soo hoyn karta balse ay iyagu dejiyeen qorshe dagaal oo culus soo jeedintoodana la raacay waana sababta ilaa saaka ay loo waayey.
Sidoo kale waxaa xoguhu tibaaxeen inay isugayeen ciidan ay dalbadeen oo u yimi maanta bari ayaaney qorsheeyeen dagaal ka dhaca saddex jiho iyo dhabar jabin xoogan oo ay sameeyaan.
Sii faafi si ay xogtan ogaalkeedu waa muhiim
Mohamoud Fantastic

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews