berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi oo Berbera Uyimi Furitaanka Mashruuca Suuqa Xorta Ah ee Cashuuraha Ka Caagan(Dp World Free Zone)
March 2, 2023 - Written by admin
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo shalay galab Caraabe Berbera Kuyimi Ayaa saaka subaxnimada La Filayaa Inuu Xadhiga Kajaro Mashruuca Suuqa Xorta Ah ee cashuuraha ka caagan(Dp World Free Zone) oo Duleedka Galbeed ee Berbera Ay Kahirgalisay Shirkada Dekeda Berbera 30-ka Sano Laga Kireeyay ee Dp World.
Mashuuracan ayaa lagu kaydin doonaa badeecadaha kala duwan ee iibka uyaala iyo kuwa usocda wadamada jaarka waxaana laga sameeyay bakhaaro waaeyn oo boqolaal kun oo tan oo badeecada qaadaya.
Sidoo kale waxa Mashruucan loogu talagalay in laga dhex samayn karo warshadaha yaryar ee Badeecadaha kala duwan soosaara waxaana la filayaa inay ka faa,iidaysan doonaan shirakada Muwaadinka ah iyo kuwa caalamka kala kayimaadaa,
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews