berberatoday.com
Tahriibayaal Isugu Jira Somali.Afganistaniyiin,Pakistaaniyii Iyo Iraaniyiin oo Dooni Kula Dagtay Biyaha Bada Talyaaniga
March 2, 2023 - Written by admin
Italy(Berberatoday.com)-Ku dhawaad ​​60 qof oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa ku dhintay qaar kalena waa la la’yahay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay koonfurta dalka Talyaaniga.
Sida ay sheegayaan wararka, doonida ayaa degtay xilli ay dooneysay inay ku xidhato magaalo xeebeedka Crotone, ee gobolka Calabria.
Dadka badbaaday ayaa sheegay in 150 qof ay saarnaayeen doonta.
Doontan ayaa ka timid dalka Turkiga maalmo ka hor, waxaana saarnaa rakaab u kala dhashay dalalka Afghanistan, Pakistan, Somalia iyo Iran.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews