berberatoday.com
“Ujeedada dhabta ah ee dagaalka laascaanood waa soo- celinta Midmadii soomaaliya, laakiin wuxuu ku bilaabmay maamul xumo gudaha somaliland ka jirta”Waxa Qoray Muse Raabbi
March 2, 2023 - Written by admin
Ujeedada dhabta ah ee dagaalka laascaanood waa soo- celinta Midmadii soomaaliya, laakiin wuxuu ku bilaabmay maamul xumo gudaha somaliland ka jirta . Hadda waxaa reer somaliland la gudboon sidii badbaadada somaliland loo difaaci lahaa , waayo xitaa waxaa duulaanka ku jira somalida kenya/Ethiopia iyo federalka. Waxaa muuqata in weli reer somaliland aanay eegayn sida duminta somaliland laysugu soo kaashaday. Tusaale ahaan waxaa gudida dagaal gelinta iyo dhaqaalaha kuwada jira
1. Ex.farmaajo
2. Afar raysal wasaare oo federalka soo maray
3. Faarax macalin oo jibaysan
Iyo badiba madaxda ciidamada federalka iyo dawlad goboleedyada hogaamisa.
4. Badiba madax dhaqameedka somali weynta aaminsan ee somalia.
Soo jeedintaydu waa in somaliland la wada difaaco , dadkeena reer soolna la ilaaliyo af iyo adinba
2. In xisbiyada mucaaradku mawqifkooda cadeeyaan ku wajahan duulaanka dalkan lagu soo duulay , waayo suurtagal maaha in dalka aad beri hògaankiisa doonaysaa aad difaaciisa ka gabato ama cida haysata/hogaamisa maanta oo nidaam maamul xun, aadna u liidata lagu haleeyo.
3. In shicibku waddanka difaaciisa isu diyaariyaan af iyo adinba
4. In xukuumadu dagaalka dublamaasiyadeed iyo ka warbaahineedba xoojiso.
5. In saxaafadii waddanku aamustay ayna ka gacan saraysay saxaafada midnimo-doonka ah , ta somaliya , saxaafada ina quunje maamuusho oo u badan xubno lacag doon ah oo beesha dhexe kasoo jeeda lana kiraystay.waddankoodana shilinka ka jecel.
Arimahaas aan kor kusoo sheegay oo dhan , Nabad baan ka jeclahay , ilaahay somaliland cidii nabad galyadeed ku soo duushay haka qabto.
Nin kasta oo somaliland kasoo jeeda oo cadaysta innuu la mawqif yahay kuwo midnimo doonka ah , Somaliland-na burburinaya waa nin somaliland soo weeraray ee haku tallo gallo wixii ka dhasha .
Waxa Qoray Muse Raabbi
May be an image of 1 person, beard and indoor

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews