berberatoday.com
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo Kamaraduhu Qabteen Isagoo Hadhsanaya Calanka Buuluga Ah ee Dawlada Xamar Iyo Dareenada Ku Xeeran Talaabada Uu Qaaday
March 3, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo kamaraduhu qabteen isagoo Calankii Dawlada Xamar Hadhsanaya.
Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ilaa hada ku Magacaaban Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la sheegay in Garaadada Deegaankiisu usoo jeediyeen inuu isu diyaariyo Madaxweynaha Maamul ay Tamaniyeen inay Sameysan doonaan waxaanu doonayaa inuu qaab Ishaa falato ah uu dhagax ugu wada dilo laba Shimbirood isagoo Sheeganaya inuu Yahay Gudoomiyihii golaha wakiilada Somaliland ayuu ku kacay fal qaran dumisnimo ah uu Ku waayi karo muwaadinimadiisa iyo Xilka culus uu Qaranka uhayo Waxaanu gosha gashaday calankii dhiiga badan lagaga daadiyay shacabka Somaliland.
May be an image of 4 people, people standing and indoor
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews