berberatoday.com
“Waxaan Leeyahay Xisbiga Waddani, Labada Dhaxalka Ku Murmaysaa Hooyadood, Waa Sida Gacantaa, Waar Meesha Hadii La Qabsado, Adigu Halkeed Madaxwayne Ka Noqonaysaa”Ugaaska Beelaha Direed.
March 3, 2023 - Written by admin

“Anagu Dagaalka In Aanu Gaalkacayo Iyo Caabud Waaq Ka Ridno Ayaanu Rabnaa, Oo Walaahi Dagaalka Waanu Galaynaa Ee Fadhiga Ka Kaca”Ugaaska Guud ee Beelaha Direed.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ugaaska Guud ee beelaha Direed ayaa si adag Uga hadlay xaalada guud ee Somaliland iyo dagaalka ka socda Magaalada laascanood oo uu sheegay in Somaliland ay kusoo Duuleen kooxo shad qabiil adeegsanaya oo iskaga kala yimid guud ahaan deegaanada somalidu degto

Sidoo kale Ugaaska beelaha Direed ayaa sheegay in ay taagan yihiin Somaliland islamarrkaana hadii beelaha daarood jooji waayaan duulaanka ay isku soo bahaysteen iyo colaada ay ka hurinayaan sool ay ku fidi doonto bariga Africa gaar ahaan deegaanada somalidu dagto oo dhan iyagu ay barbar istaagi doonaan Somaliland iyo beesha isaaq.

Dhanka kale Ugaaska Guud ee beelaha direed ayaa fariin dar daarana udiray beesha Habaryoonis oo uu sheegay in ay yihiin gaashaankii beelaha isaaq islamarkaana looga baahan  yahay in ay dagaalka safka hore ka galaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews