berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Caalamka Ku Wargalisay Weeraro Ay Punthland Qorshaynayso In Ay kusoo Qaado Fadhiisimada Ciidanka Jsl Ee Gobolka Sool.
March 4, 2023 - Written by admin

Laascaanod(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku war gelisay Beesha Caalamka, Dawladdaha Gobolka Qaramada Midoobay in ay heshay xogo sirdoon oo ah in Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia uu qorshaynayo in maalmaha soo socda ay weerar ku soo qaadaan Ciidanka Somaliland.

Somaliland waxa ay ku eedaysay Puntland in Ciidamada loo yaqaan PSF iyo kuwa Ilaalada Xeebaha ku soo daabushay Laascaanood, waxaanay sheegtay in ay si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyadaasi tallaabooyinka ku haboon ee ay ku difaacayso dhulkeeda iyo dadkeedana ayqaadi doonto

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews