Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Iyo Odayaasha Magaalada Laascaanood
March 5, 2023 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Laascaanood Odayaasha iyo Waxgaradka mid ka mid ah beelaha Gobolka Sool.