Wafti Ka Socda Itoobiya Oo Magaalada Garoowe Kulan Kula Yeeshay Isimada Gobolka Sool.
March 5, 2023 - Written by admin
Garowe(Berberatoday.com)-Wafti Saraakiil Ciidan ah Oo ka socday Dawlada Ethiopia ayaa maanta galinkii danbe magaalada Garoowe ee maamul Goboleedka Punthland kulan kula yeeshay qaarkamid ah Isimada Dhaqanka SSC kuwaasi oo sida la sheegay Ay ka wadahadleen xaaladda gobolka Sool iyo sidii xal nabadeed loogu heli lahaa.
