berberatoday.com
Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Waabari Cabdirisaaq Ataash Oo Iskacasilay Ururkii Uu Gudoomiyaha Ka Ahaa Iyo Siyaasada Somaliland
March 6, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Urur siyaasadeedka Waaberi Cabdirisaaq Ataash ayaa sheegay in u gebi ahanba ka baxay siyaasadda Somaliland,waxaanu sheegay in dib ugu laaban doono Ganacsiga iyo hawlihiisa kale ee u gaar ka ah.
Cabdirisaaq Ataash ayaa ka soo jeeda Gobolka Sool waxaanu dhawaan kaga dhawaaqay Somaliland Urur siyaasadeedka kaasi oo si wayn loo saadaalinayey in Xisbi noqon doono hase yeeshee Siyaasi Cabdirisaaq Ataash ayay iscasilaadiisu umuuqtaa inuu uxuubsiitay beelnimo la xidhiidha Xiisada kataagan Laascaanood.
Is casilaadiisa ayaa ku soo beegmaysay iyadoo u todobaadadii la soo dhaafay Laascaanood uu ka socday dagaal khasaare badan dhaliyey kaasi oo u dhexeeya ciidanka Qaranka Somaliland iyo kooxo huwan ah oo qaab isir ku salaysan isaga soo urursaday Deegaamada Somalidu dagto oo dhan kuwaas ay kujiraan Nfd iyo Somali galbeed waxaanay duulaan kuyihiin Madax banaanida Qaranimada Somaliland waxaana hagaya Siyaasiyiin ay kamid yihiin Madaxweynihii hore ee Xamar Maxamed Farmaajo,Cabdiweli Gaas,Cabdirashiid Calii Sharmaarke,Axmed Madoobe,Mustafe Cagjar,Faarax Macalin iyo rag kaloo badan oo la baxay Magaca G21 Garaadaduna Waxay isku dayayaan inay Barnaamijkaas fuliyaan.
May be an image of 1 person
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews