berberatoday.com
Marxuum Cabdi Maxamed Guuleed oo Doorweyn Kulahaa Asaaskii Banka Dhexe Ee Somaliland Iyo Soo Daabicidii Lacagta Dalka Oo Geeriyooday
March 6, 2023 - Written by admin
Alle qabriga ha unaxariistee waxaa Hargeysa xalay ku geeriyooday marxuum Cabdi Maxamed Guuleed oo ahaa qofka labaad ee lacagta Somaliland ku saxeexan.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaa asaasayaashii Baanka Somaliland, isaga oo mudo dhowr iyo toban sanadood ahna ahaa agaasimaha qaybta khasnadda dhexe, ahaana qofka labaad ee saxiixiisu ku soo baxo lacagta SHSL (lacag hayaha) muddo dheer marka lagasoo bilaabo ilaa bilawgii sagaashameedyadii.
“ Gudoomiye ku xigeenka baanka dhexe ee Somaliland ahna ku simaha gudoomiyaha baanka Mudane Cabdiraxman Sheekh Xasan, isagoo ku hadlaya magaca gudoonka baanka iyo ka shaqaalahaba, waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u diraya Bahda baanka dhexe iyo qoyskii uu ka baxay Alle haw naxariiste Marxuun Cabdi Maxamed Guuleed, oo kamid ahaa saraakiisha baanka dhexe ee ka qayb qaatay dib u yagleelidii baanka dhexe, isago xilligaas ahaa lacag hayaha guud ee baanka dhexe somaliland 1994 ilaa2012-kii,
Maruunka oo galabta ku geeriyooday magaalada hargeisa waxaan alle uga baryayna inuu qabrigiisa ka dhigo beer kamida beeraha janada danbigiisana dhaafo, qoyskii qarabada iyo bahda baanka dhexena uu samir iyo iimaan ka siiyo.”
Aamiiin Aamiiin Aamiiin.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews