Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Gudi Umagacaabay Sugida Bisha Ramadaan
March 6, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ayaa magacaabay gudi culimo ah kuwaasi oo ka shaqayn doono sugida iyo ilaalinta bilshada bisha ramadaan oo fooda inagu soo haysa.