berberatoday.com
Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle Oo Galabta Kasoo Degay Madaarka Caasimada Somaliland Laguna Soodhaweeyay
March 6, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.

Dr Bayle, oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya.

Sidoo kale Wasiirkii Hore ee maaliyada somaliya cabdiraxmaan bayle ayaa ka laabtay fikirkii uu aaminsanaa ee somaliya isagoo soo dalbaday cafis islamarkaana uu sidaa ugu soo guryo noqday dalkiisii hooyo ee Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews