berberatoday.com
Masuuliyiinta Wasaarada Qorshaynta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Haayada FAO Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
March 7, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Axmedyasiin Muxumed Xasan ayaa ka warbixiyay shir masuuliyiinta wasaaradu la qaateen wafti ka socday Haayada FAO.

 

“Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarka Qaranka Mudane Dr. Axmed Buuxane ayaa maanta shir aanu ku wehelinaynay la yeeshay masuuliyiin sar-sare oo ka socotay Hay’adda FAO..

Shirkan waxaa diiradda lagu saaray sidii xidhiidhka wanaagsan ee labada hay’adood kor loogu sii qaadi lahaa. Waxaa si gaar ah loogaga hadlay shirkan mashruuca Xarunta Xogta Dhulka iyo Biyaha  oo ah xarun dhawaan Wasaaradda maammulkeeda lagu wareejiyay. Sidoo kale waxa lagu soo qaaday hawlaha ka socda waaxda FAO u qaabilsan Maaraynta Xogaha Cuntada iyo Beeraha ee FSNAU loo yaqaan.

Masuuliyiinta FAO waxay kala ahaayeen:

Ezana Kassa, madaxa dhammaan mashaariicda FAO,  Daniel Molla, madaxa farsamada èe waaxda FSNAU ee FAO,  Karim Bah, madaxa u sareeya xafiiska FAO ee Somaliland, Cali iyo Fu’aad oo iyaguna ah saraakiil ka tirsan waaxda FSNAU Somaliland.

AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA QORSHAYNTA QARANKA SOMALILAND

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews