Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Qarannimada Somaliland Ku Dhigay Fargaaraha Khayriyada”Daawo Muuqaal
March 8, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kumanaan kamid ah shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa caawa banaana bax ay ku taageerayaan difaaca Somaliland isugu soo baxay fagaaraha khayriyada ee badhtamaha caasimada hargaysa.

