berberatoday.com
Garaadada Laascaanod Jooga oo Isku Diyaarinaya Inay Khadka Fogaan Araga Shir Kula Yeeshaan Gudida Golaha Wakiilada Somaliland Usaareen Xal Uhelida Xiisada Halkaas Kataagan
March 9, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Garaadad Sool ayaa Saaka isku Diyaarinaaya inay khadka fogaan araga kula soo Hadlaan Gudida Golaha Wakiilada Jsl Ee Loo Saaray Xaalada Laascaanood”
Wararka Aanu ka Helayno Guriga Ay Garaadadu Daganyihiin ayaa Sheegaaya inay Gudida iska Xaal waraysanayaan Xaalada Laascaanood iyo Sidii Nabada loogu Soo Dabaali lahaa Laaska
Sidoo kale Wararka ayaa sheegaaya inay Garaadadu Aqbaleen Soo jeedintii Dhexdhexaadinta ay Ethiopia ka dhex waday Labada Dhinac kuna Qanceen Xogo Xasaasi ah oo ay Ethiopia ka siisay Laascaanood oo Garaadàda ka Dahsoonaa Lagana Saaro Ciidamada Hubasan iyo Kooxaha Huwanta ah
Laascaanood ayaa Maalmaha Soo socda Ku Naaloon Doonta Nabadii iyo Xasiloonidii Ay Hore ugu jirtay Si Nabad ahna ay Haayadihii dawladu uga Hawl Gali Doonaan Laaska
Waxa Qoray Yusuf Dool Ibrahim

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews