berberatoday.com
Sheekh Kamida Culimada Ugu Caansan Dalka Sucuudiga Oo Naftiisa oo Halis Gashay Uga Cararay Dalkiisa oo UK Galay
March 9, 2023 - Written by admin
Riyadh(Berberatoday.com)-Sheekh lagu magcaabo Cimaad Mubayid oo ka mid ahaa Culimada ugu caansan dalka Sucuudiga ayaa iskaga cararay dalkaas isaga oo u baxsaday dalka Ingiriiska.
Sheekhan oo ahaa Imaam iyo daaci aad loo yaqaan ayaa dhowaan soo duubay muuqaal uu kula talinayo Boqorka dalkaas Boqor Salmaan Ibnul Cabdicasiis, dhaxal suge Maxamed Ibnu Salmaan iyo weliba madaxa haayadda Maddadaalda Sucuudiga Turki Aala Sheekh.
Kuwaas oo uu kula taliyey in aanay Sucuudiga u horseedin dhaqmo soo galootiya oo ka soo hor jeeda diinta Islaamka.
Taas oo uu ula jeeday arrimaha dib u casriyaynta lagu tilmaamay ee uu wado dhaxal suge Maxamed Ibnu Salmaan.
Balse Sheekha ayaa la kulmay hanjabaad iyada oo lagu qasbay in uu ka laabto farriintaas talada ahayd.
Isaga oo ugu dambayna iskaga baxsaday waddankaas oo uu ku dareemay halis amni.
Dawladda Sucuudiga ayaa xabsiyada dalkaas ku gurtay Culimo badan oo ka hadlay arrimaha waddanka ka socda kuwaas oo ay ka mid yihiin Caa’id Al Qarni iyo Safar Xawaaley oo xidhnaa 5 sano ee u dambaysay.
Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews