berberatoday.com
SOOMAALIDU HA IS IIMAANSATO AMA HA LOO TALIYO.WAXA QORAY MAXAMED DHIMBIIL
March 9, 2023 - Written by admin
Wariye Mawliid H Abdi warbaahinta HBN Online TV ayaa wareysi ka qaaday afhayeenka Garaadada reer sool Garaad Mukhtaar, waxa wax laga weydiiyey ergadii Ethiopia ee ay Garoowe kula kulmeen iyo waxa la isla qaatay.
Garaadku waxa uu sheegay in dawlada Ethiopia ka codsatay in xabada la joojiyo iyaguna ay ku xidheen shuruud ay ka mid tahay in ciidamada jamhuuriyada Somaliland laga saaro guud ahaan Laas-caanood iyo barigeega oo Oog la geeyo.
Wariyaha ayaa weydiiyey idinka oo soomaali ah oo aad is haysaan soomaali kale miyaa la waayey cid aan Ethiopia aheyn oo idin dhex-dhexaadisa ? Mida kale miyaanay farogalin aheyn wax aan dawlada aad sheegateen ( federaalka) aanay raali ka aheyn ?
Garaadka oo su’aashani ku adkaatay ayaa ku margaday , sidoo kale waxa uu yidhi anagu ergo nabadeed oo noo timi ma diidi karno .
Haddaba waxa isweydiin leh mudo hal bil ah ( one month) waxaa magaalada Caynabo u fadhiya ergo dhaqan oo soomaali ah oo is xilqaamay oo in ay qaabilaan garaadada reer laascaano sugaya e maxay u qaabili waayeen ?
Garaad Mukhtaar garaad cali buraale hooyadii Alle ha u naxariisto e waxa ay ku geeriyootay magaalada Hargeisa 23 Jan 2023 dadka u fadhiyaa waa dadkiisii meel la kala tegayaa ma jirto .
Dawlada Ethiopia waxa ay ka hortegaysaa in nabadgalyadooda wax soo gaadhaan maadaama jaarkoogii gubanayo oo danteeda ayey ka shaqeynaysaa ee ogow !!
Mohamed Abdi Jama
Dhimbiil Mohamed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews