Wafti Ka Socda Somaliland Oo Warbixin Ka Horjeediyay Xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub Ee Brusells
March 9, 2023 - Written by admin
Bruseles(Berberatoday.com)-Xarunta Baarlamaanka Midowga reer Yurub ee Brusells ee Dalka Belgium Ayaa waxa maanta Warbixin ka horjeedisay Drs. Marwo Edna Adan Ismail oo ah Ergayga garka ah ee wada hadalada Somaliland iyo Somalia.

