berberatoday.com
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Warbixin Ka Horjeediyay Xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub Ee Brusells
March 9, 2023 - Written by admin

Bruseles(Berberatoday.com)-Xarunta Baarlamaanka Midowga reer Yurub ee Brusells ee Dalka Belgium Ayaa waxa maanta Warbixin ka horjeedisay  Drs.   Marwo Edna Adan Ismail oo ah Ergayga garka ah ee wada hadalada Somaliland iyo Somalia.

 

Fadhigaasi Xarunta Baarlamaanka Midowga reer Yurub ee Brussels ka qabsoomay ee Drs.  Edna Adan Ismail Ayaa warbixin la xidhiidha xaalada Somaliland ka horjeedisay.

sido kale waxa isna xarunta baarlamaanka midowga yurub ku sugnaa islamarkaana  qayb lixaad ka qaatay suuro gelintiisa iyo in uu qabsoomo Amb. Kaysar Maxamed Cabdilaahi oo ah Dublamaasi sare, ahna Safiirka Somaliland u qaabilsan Xarunta midowga Baarlamaanka ee reer Yurub.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews