Yaa Kusoo Duulay Laascanood oo Fidmada Ka Socota Abuuray”Daawo Warbixin Muuqaal Ah oo Xaqiiqda Taabanaysa
March 9, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Televisionka Qaranka Somaliland ayaa markale warbixin xasaasiya ka diyaariyay cida kusoo duushay shacabka gobolka sool ee sobobay dagaalka ay ka barakaceen shacabkii magaalaa laascanood taasi oo banaanka keentay kooxaha isku soo bahaystay iyo midabada ay huwan yihiin