Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Galgalasho Macno Daro Ah Kaga Jawaabtay Cadaymo Lasoo Bandhigay Inay Kujiraan Dagaalka Laascaanod
March 10, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Maamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa beenisay eedo ay xukuumada somaliland ugu jeedisay dagaalka ka socda magaalada laascanood oo ay ku sheegtay in ay qayb ka yihiin ciidamo dawlad deegaanka katirsan dagaalka laascanood.
