berberatoday.com
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo Dhuumasho Ku Galay Jigjiga Isagoo Ka Wareegay Dhinaca Buuhoodle
March 11, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Gudoomiyahii Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa Wararku Tibaaxeen Inuu Maanta Safar dhulka ah Uu Kugalay Magaalada Jigjiga Ee Dawlad Deegaanka Ethiopia.
Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa Wararka Aanu Helay Intaasi raacsheen Inuu Kawareegay Xaga Magaalada Buuhoodle Oo Aanu Soo dhexmarin Somaliland.
Safarka Gudoomiye Khaliif ayaa Wararku Tibaaxeen Inay Uyeedhay Dawlada Ethiopia Oo Magaalada Jigjiga Uu Ugasii Gudbaayo Caasimada Addisapapa halkaasi Oo dhowaana Laga yaabo Inay Gaadhaan Isimada SSc.
Safarka Cabdirisaaq Khaliif Ahmed ayaa ayaa Kusoo Beegmaya Xili Uu Murashaxa Xisbiga Waddani Abdiraxmaan Cirro Uu Maalintii Shalay ahayd Gaadhay Waddanka Ethiopia Waxaana Wararku Intaasi Raacsheen In Labada Masuul Kulan Ku dhexmaridoono Waddanka Ethiopia.
May be an image of 1 person and text
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews