berberatoday.com
Sheekh Maxamed S. Saaweer Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood, Digniina Udiray Dadka Wararka Been Abuurka Ah Ka Faafinaya Gobolka Awdal
March 11, 2023 - Written by admin

Borama(Berberatoday.com)-Sheekh Siciid saaweer oo kamid ah culimada magaalada boorama ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay dhibta ay leedahay faafinta warar been abuurka ah isagoo ugu baaqay dadka waxyaabahaasi faahiya in ay ilaahay ka qabaan

Sidoo kale sh, siciid ayaa sheegay in aanay wax dhibaato ahi ka jirin gobolka awdal islamarkaana ay yihiin dadkii dhisay Somaliland isagoo dadka wararka beenta ka faafinaya ugu baaqay in ilaahay ka qabaan.

Dhanka kale sheikh saaweer ayaa ku baaqay in la joojiyo dadaabdegyada ka dhacaya magaalooyinka qaar islamarkaana loo baahan  yahay in loo duceeyo reer laascanood in ilaahay nabadgalyadoodii usoo celiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews