berberatoday.com
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Abdirisaaq Khaliif Ahmed Oo Kusugan Waddanka Ethiopia ayaa Ceelalyo U ah Gudida isimada ah Ee dhowaan Gaadhay Waddankaasi.
March 12, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Abdirisaaq Khaliif Ahmed Oo Kusugan Waddanka Ethiopia ayaa Ceelalyo U ah Gudida isimada ah Ee dhowaan Gaadhay Waddankaasi.
Gudoomiye khaliif Oo Sita Xilka Sadexaad Ee Somaaliland ayaa Wakhtigan Uxuub Siibtay Inuu Horgalo Odayaasha Tegaya Magaalada Addisaba Oo dhowaan Lagayaabo Inuu Kafurmo Shir Udhexeeya Salaadiinta Somaaliland Iyo Garaadada Iyo Gudida dhaqanka Ee Kasoo Jeeda Gobolka Sool Ee Somaaliland.
Gudoomiye abdirisaaq khaliif Oo Socod Luga Kugalay Magaalada Jigjiga Ee Dawlad Deegaanka Ethiopia Kana Wareegay Jiida Buuhoodle ayaa Wararku Tibaaxeen Inuu Isku Aamin Waayay Inuu Soo dhexmaro Deegaanada Somaaliland Madaama Uu Xukuumada Iyo Dawlada Somaaliland Sheegay Inay Xasuuq Kagaysatay gobolka Sool Ee Somaaliland.
Warar Kale Oo Cige Media Helay ayaa Tibaaxay Inuu Gudoomiye Khaliif Marka Uu Soo dhamaysto Safarkiisa Ethiopia ay Isasoo Raacidoonaan Labada Masuul Ee Ugu Sareeya Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Waa Cirro Iyo Xirsiye Madaama Iyana ay Ku Suganyahiin Waddanka Ethiopia Islamarkaasina ay Hargeisa Kasoo Wadda Degidoonaan.
Waxaana Iswaydiintu Tahay Maxaa Uga Meelyaala Xukuumada Madaxwayne Biixi Ee Hadda Gacanta Ku Haysa Dawladnimada Somaaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews