berberatoday.com
Cabdirisaaq Khaliif Iyo Cabdiraxmaan Ciro oo Hargeysa Kusoo Socda Maalmaha Soo Aadan
March 13, 2023 - Written by admin
Murrashaxa xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdirisaaq Khaliif oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa ilo xogogaala ii sheegeen in maalinta salaasada ay ku soo laabanayaam magaalada hargeisa,
Halka guddoomiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan isagu u dhoofayo Magaalada Qaahira ee dalka masar,
Masuuliyiintan oo shirar ay kula kulmayeen dawladda Ethiopia kulahaa Addis Ababa kulamadaas oo salka ku hayey sidii nabad looga dhalin lahaa laascaanood,
Sidoo kale xogaha ayaa tibaaxay In guddoomiye khaliif Addis Ababa kula kulmay Safiirka China u jooga Ethiopia,
kulanka oo ay fududaysay lataliyaha Arrimaha dibada ee Raysal wasaaraha somaliya hodan oo ah xaaska jamaal Wasiirkii hore qorshaynta somaliya cahdigii farmaajo waxaana la wariyey in laga wada hadlay in dalka China doorashada taageero weyn siiyo xisbiga WADDANI taa badelkeedana ay abaalgud siyaasadeed oo weyn ay siin doonaan.
Mohamoud Fantastic
Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews