Dawlada Xamar oo Labada Gacan Kudhiigle Fagaare Ku Toogatay
March 13, 2023 - Written by admin
Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud waxa uu hore u Dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska kawada tirsanaayeen.
Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle oo isna Boliiska ahaa waxa uu Dilay Cabdi Xakiim Maxamuud Khaliif oo uu dhacayay.
Saaka ayaa laga wada Oofiyay xadkii Qasaasta ah ee lagu xukumay Cabdi Shakuur iyo Cabdi Jamaal.