Hargeysa(Berberatoday.com)–Siyaasi Axmed Muumin Seed oo hore xilka wasaarada beeraha uga soo noqday Xukuumada Madaxwayne Biixi islamarkaana maalintii shalay xisbiga kulmiye sheegay in laga saaray xisbiga ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga hadlay xaalada dalka sida uu u arko in laga saaro kulmiye
Sidoo kale siyaasi axmed muumin seed ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu laba talo mid uun qaato si loo badbaadiyo Somaliland.