Wafti Ka Socda Haayada Laanqayrta Cas Oo Booqday Maxabiis Lagu Soo Qabtay Dagaalkii Laascanood Oo Ku Xidhan Jeelka Hargaysa.
March 16, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Maalintii shalay wafdi ka socda hay’addaha Laanqayrta cas iyo bisha cas ay booqdeen maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa kuwaas oo lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood.
