berberatoday.com
Maxkamada Aduunka Oo Waaran Qabasho Ah Ujartay Madaxwaynaha Dalka Ruushka Iyo Danbiyada Lagu Eedeeyay!
March 18, 2023 - Written by admin

Hegue(Berberatoday.com)-Maxkamadda Caalamiga ah ee dambiyada dagaalka ayaa waaran qabasho ah Usoo jartay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin oo lagu eedeeyey dambiyo dagaal oo la sheegay inuu ka gaystay dalka Ukraine iyo inuu carruur badan si khasab ah uga daad-gureeyey Gobollada Ukraine ee Ruushku qabsaday, loona qaaday gudaha dalkaas Ruushka.

Maxkamadda Caalamiga ah ayaa sheegtay inay go’aankan qaadatay kadib markii ay heshay caddaymo muujinaya dambiyada lagu haysto Madaxweyne Putin.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews