Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Xildhibaan Guruuje Iyo Muxuuse Ka Yidhi Xaalada Somaliland Iyo Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif!
March 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo la xidhiidha xaalada Somaliland ee wakhtiga mawqifkii uu qaatay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland iyo arimo kale oo muhiim ah.