“Caawa Doodiinii Waxay Dhaafi Wayday, Idinka Oo Dad Waxbartay Ah, Cabasho Iyo Caloolyow”Profesor Axmed Ismaaciil Samater.
March 20, 2023 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kulan la yeeshay aqoonyahan gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaaladaha guud ee dalka
Sidoo kale Prof samater ayaa runta usheegay dhalinyarada aqoonyahanka ah ee Reer awdal oo uu sheegay in doodoodii dhaafi wayday cabasho iyo caloolyow iyagoo ah dad waxbartay
Dhanka kale prof samater ayaa xusay waxyaabaha lagaga baxo tabashada iyo arimaha looga baahan yahay dhalinyaradaas