Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Muddo Badan Hor-taagan Xuquuqda Shaqaalenimo Ee 300Macalin Oo Waxka Dhiga Gobolada Dalka!
March 20, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muddo saddex Sanno ah waxa ku xaniban Hay’adda Shaqaalaha Dawladda in ka badan 300 oo Macalin, kuwaas oo wax ka dhiga Gobolada Dalka.
