berberatoday.com
Ciyaaryahankii Caalamiga Ahaa ee Mesut Özil oo Soo Gabagabeeyay Hayaankiisii Ciyaarista Kubada Cagta Kana Fadhiistay Dhamaan.
March 22, 2023 - Written by admin
Ciyaaryahankii Caalamiga Ahaa ee Mesut Özil oo Soo Gabagabeeyay Hayaankiisii Ciyaarista Kubada Cagta Kana Fadhiistay Dhamaan.
Waxaanu Sheegay Inuu 17 Sano Ahaa Xirfadle Kubada Cagta Ku Shaqaysta Hadase Wixii Ka Dambeeya uu Wakhti Siin Doono Xaaskiisa Amine Iyo Labadiisa Hablood ee Kala Ah Eda Iyo Ela
Mesut Ozil Waa Ciyarayahan Muslim Ah oo Xulka Qaranka Dalka Jarmalka Uciyaari Jiray Hase Yeeshee Asal Ahaan Kasoo Jeeda Dalka Turkiye.
Waxaanu Usoo Ciyaaray Kooxo Waaweyn oo Yurub ah Sida Real Madrid,Arsenal Besketas, Bremen iyo Kuwo Kaloo Badan
Waxa Kaloo uu Mesut Ozil Kamid Ahaa Xulkii QWaranka Jaramalka ee Ku Guulaystay Koobkii Aduunka ee 2014 Kaqabsoomay Dalka Brazil Iyagoo Ka Qaaday dalka Argentina
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews